Rasaas lagu furay guri uu Dhuusamareeb ka degan yahay Shiikh Shaakir

Rasaas ayaa caawa laga maqlay Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlu sunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay Sheekh Shaakir. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugan xarunta Shiirkole ayaa la soo sheegayaan iney ka dambeeyeen rasaasta, waxaana jirta xiisad halkaas ka taagan. Masuuliyiin ku sugan Dhuusamareeb … Continue reading Rasaas lagu furay guri uu Dhuusamareeb ka degan yahay Shiikh Shaakir